Get consumer insights from VoC
Clootrack's Genie lets you explore your customer-experience data in plain language inside ChatGPT. Ask about sentiment, themes, brand and product feedback, and complaints across your reviews, support tickets, surveys and social data and get answers grounded in your own sources, with verbatim customer quotes (citations) on request. Built for CX, product and marketing teams who need decision-ready insight from large volumes of unstructured feedback. No technical setup.
Marka lagu xidho Clootrack, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Clootrack ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow