Read and update Roam graphs
This app connects ChatGPT to the user's granted Roam graphs so that the agent can read from and write to the graphs. Using this app, ChatGPT can assist you by doing: search and retrieve pages or blocks, run Roam and datalog queries, append notes, create pages or blocks, edit content, manage comments, and delete selected pages or blocks when permitted.
Marka lagu xidho Roam Research, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Roam Research ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow