Web Security & SEO Scanner
FlawPilot connects ChatGPT to your website health scans. Ask ChatGPT to scan any live URL, and FlawPilot checks it for security vulnerabilities, performance bottlenecks, infrastructure issues, and SEO problems. ChatGPT can list your existing projects, start a new scan, and check scan status until results are ready with prioritized scores and actionable insights, all without leaving your conversation.
Marka lagu xidho FlawPilot, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka FlawPilot ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow